Cabdiraxmaan M Abtidoon
CABDIRAXMAAN MAXAMED ABTIDOON waa qoraa, barre, iyo cilmibaare afka, dhaqanka, iyo sooyaalka Soomaalida. Wuxuu horay u qoray dhowr buug oo kala ah kuwo waxbarasho iyo sheekooyin, waxaana ka mid ahaa: Impariamo il Somali-aan baranno Talyaani (1997); Qoraal Akhriska far Soomaaliga: Buugga 1aad (AMA Books, 2008); Qoraal Akhriska far Soomaaliga: Buugga 2aad (AMA Books, 2009); Qoraal Akhriska far Soomaaliga: Buugga 3 aad (AMA Books, 2011); Wadajir Baa Awood Leh (Galool, 2017); Baxaar Boqorkii Webiga...See more
CABDIRAXMAAN MAXAMED ABTIDOON waa qoraa, barre, iyo cilmibaare afka, dhaqanka, iyo sooyaalka Soomaalida. Wuxuu horay u qoray dhowr buug oo kala ah kuwo waxbarasho iyo sheekooyin, waxaana ka mid ahaa: Impariamo il Somali-aan baranno Talyaani (1997); Qoraal Akhriska far Soomaaliga: Buugga 1aad (AMA Books, 2008); Qoraal Akhriska far Soomaaliga: Buugga 2aad (AMA Books, 2009); Qoraal Akhriska far Soomaaliga: Buugga 3 aad (AMA Books, 2011); Wadajir Baa Awood Leh (Galool, 2017); Baxaar Boqorkii Webiga (Galool, 2019); 1969 (Looh Press, 2020); Qoristii Farta iyo Fidinteedii (Looh Press, 2025). Cabdiraxmaan hadda wuxuu ku nool yahay waddanka Ingiriiska. See less
Cabdiraxmaan M Abtidoon's Featured Books